Wasiir Katirsan Jubaland Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho

Muqdisho  | QOL | June  22, 2017–Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee khasaaraha badan geestay ee ka dhacay Saldhiga degmada Waaberi ee Gobolkan Banaadir.

Wararka ay heleyso Qaranimo.com  ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxaas uu ku geeriyooday Wasiirkii Dhlinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Jubbaland kaas oo lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Yuusuf oo lagu naaneeso(Awlibaax)

Waxaaa sidoo kale jira khasaaro u badan dad Shacab ah oo uu geestay qaraxaas.

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *