Sawirada :- Madaxweynaha Farmaajo Oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Dalka Uganda

Muqdisho  | QOL | June  22, 2017–Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa maanta barqadii kulan la qaatay jaaliyadda soomaaliyeed ee dalka Uganda isaga oo uga warbixiyay marxaladda uu dalku marayo.
Madaxweynaha ayaa dhageystay codka jaaliyadda iyo cabashooyinka ay qabaan si uu u hordhigo Madaxweynaha Uganda oo uu maanta gelinka dmabe kulan la leeyahay.
Sidoo kale Wafdiga Madaxweynaha ayaa kulamo gaargaar ah la yeelan doono madax ka timid dalal kala duwan oo halkan uga qeybgalaya shir ku saabsan arimaha qaxootiga.
Wixii soo kordha waa idinla soo socodsiin doonnaa insha Allaah.

Sawiro

 

 

 

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *