Maamulka Soomali Land oo xabsiga dhigay nin Yamani ah

Muqdisho  | QOL | June  21, 2017— Ninkaan  u dhashay Dalka Yemen ayaa Jabsaday Dukaamo kala duwan oo ku Yaala Magaalada Hargeysa.
Ninkan ayaa dukaamada uu Jabsaday uga Soo dhacay dusha Sare, ka dibna waxa uu ka Qaatay Meheradahaasi lacago iyo Dahab Yaalay Gudaha Dukaamada.
Muuqaalo laga helay Kamaradaha CCTV oo ku xidhnaa Dukaamada la Jabsaday ayaa dhamaantood lagu arkay ninkaasi u dhashay Dalka Yemen oo waqti Dambe dusha uga Soo Dhacaya Dukaamada ka dib jabinaaya Qasnado Dhex yaalay.
Waa markii ugu horaysay ee magaalada Hargeysa, nin u dhashay wadanka Yemen uu jabsado dukaamo kala duwan oo ku Yaala
.

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *