DHAGAYSO:- Warbixin ku aadan udiyaar garooga ciida ee magaalada BALADWEYNE

Baladweyne   | QOL | June  21, 2017— waxaa suuqyada muqdishu laga dareemayaa diyaar garoow ciidul fidriga suuqa ugu wayn magalada Baladweyne kaas oo aan booqasho ku tagnay ayaan ku aragnay kumanan dad ah oo suuqa kusugan waxaana dadku ay ahaayeen kuwa aad umashquul warbixin  ku saabsan suuqa suuqa baladweyne waxaa qalinka u qatay oo tagay Suuqa wariye Axmed Dirir Nuur oo ka tirsan Xafiisak Wararka Qaranimo.com

Halkan Ka Dhagayso 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Baladweyne 

_____________________________________ 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *