Madxweyne Gaas Oo Magacabay Gudoomiyaha Dagmada Taleex Ee Gobalka Sool

Muqdisho  | QOL | June 14, 2017—Wareegto ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha dowlad Goboledka Puntland Dr Cabduweli Maxamed Cali Gaas,waxaa gudoomiye Cuusb loogu magacaabay degmada Taleex ee gobolka sool.

Wareegtada ayaa waxaa gudoomiye loogu magacaabay Rooble Maxamed ciise,waxana xusid mudan in halkaasi ay gacanta ku hayaan ciidamo ka amar qaata Maamulka Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada.

kkkk

 

 

W/Q:- BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *