Shacabka Gaalkacyo oo soo dhabeyey heshiiskii Madaxda Galmudug iyo Puntland

Muqdisho  | QOL | June 01, 2017 ——– Shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug ayaa si weyn u soo dhaweeyay heshiiska magaalada Gaalkacyo ay ku wada gaareen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) iyo kan Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas.

Waxa ay sheegeen shacabka Gaalkacyo heshiiskaasi in uu ahaa mid loo baahnaa oo isku dhaweynaya shacabka labada dhinac oo mudo ay colaad ka dhaxeysay.

.

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *