DHAGAYSO:- Dadaka Barakacayaasha ee ku nool Jubaland oo baaq diraya

Kismaayo | QOL | May  23, 2017  – Dadka barakacayaasha ah ee kunool magalada Kismaayo ee xarunta gobalka KMG  uu  ah ee maamulka Jubalanad ayaa waxa ay kacabanayaan  dhibaatooyinka halkaasi ku haysata

Qaarkamid ah dadka barakacayaasha oo lahadalay xafiiska Q.O.L. ee magalada Kismaayo ayaa sheegay in ay ka dalbanayaan dowlada soomaliya iyo tan Jubaland in ay gar gaar la soo gaaran

Mudooyinkaan danbe ayaa laga deyrinayey xalada dadka barakacayaash ah eek u nool kismaayo

Halkan Ka dhagayso 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Kismaayo

______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *