DAG-DAG :-Dagaal Xoogan Oo Ka dhacay Galagaduud

Muqdisho | QOL | May  13, 2017 –Wararka naga soo gaaraya  degaanka Labi Caano oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa  sheegaya  in Maanta halkaas uu ka dhacay dagaal beeleed .

Degaanka Labi Canaao ayaa waxaa uu ka mid yahay degaanada hoos yimaada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegaya in uu u dhaxeeyay maleeshiyo beeleed wada dega degaanka Labi Caano.

Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku dhimatay 10 kalena dhaawac ayaa soo gaaray sida ay Q.O.L u sheegeen dad goobjoogaal ah oo ku sugan gobolka Galgaduud.

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *