Xaalad nolol xumo oo laga soo sheegayo deegano iyo dagmooyin katirsan gobalka Galgaduud

Muqdisho | QOL | May  09, 2017 — Gudoomiyaha Dhalinta U istaagtay wax ka qabshada xaladah bini aadanimo ee deeganka cada barwaaqo ee gobalka galgaduud oo lahadalayey Q.O.Layaa waxa uu kahadalay xalada caafimaad ee deeganka cada barwaaqo ee gobalkaasi isagoona ka dayriyay xalada degmadaasi

Dhanka ka;le dahir da uud ayaa gaashanka u duruuray in loobahanyahay in ay yimaadaan hay adah gargaarka baxsha deeganka cada barwaaqo ee gobka galgaduud

Si kastaba ha ahatee hadalkan ka soobaxay gudoomiyha dhinta istaagtay wax ka qabashada xaldah bin aadanimo ee deeganka cadabarwaaqo iyodoo mudooyinkii danbe laga sheegay xalad nolo xumo oo halkaasi ka jirta

Halkan Ka dhagayso 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *