Nabadoono Kasoojeeda G/sh/Hoose Oo Ku Baaqay In Lahelaa Ciidama Suga Amaanka Deegaanada Numbar konton

Muqdisho | QOL | may  01, 2017—Nabadoon kamid ah nabadoonada deeganka number konton ee G/sh/Dhexe ayaa waxa uu ka hadalay dhibaatooyin dhawaanadan laguhayaya dadaka shacabka ee kunool deegankaasi nabdoon axamad aadan warasame oo lahadalayay

Qaranimo.com ayaa waxa uu sheegay in dhibaatada ugu wayn oo heesta ay dadkan ay tahay al-shabaab oo weeraro joogta ah ku sooqaada deegaanka ayuuyiri

Hadalka kasoo baxay wax garadkan ayaa imanay iyadoo maanta ay sooweerareen deeganka numbar 50 dhaq dhaqaaqa  al-shabaab

codka halkan riixi 

hakan riix si aad u dhagaysato codka nabadoonka 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *