DAAWO SAWIRADA:- Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo laleh madaxweynah Dalka Turkiga

Muqdisho | QOL | Abriil 26, 2017 – Madaxweeynaha Jamahuuriyada fadaraalka Soomaaliya  Mudane Maxamad Cabdulaahi Farmaajo Ayaa Maanta Waxa uu kulamo gaar gaar ah layeelanayaa madxwenayha jamhuuryada dalka Turkiga.

https://www.youtube.com/watch?v=GRtS-LV5QWQ

Labada madaxweynayaal ayaa lagu soowaramaay in ay tahay arimaha ugu waa weyn  ee ay kawada hadalayaan in ay ugu wayntahay  Arimaha abaarah ee dalka soomaaliya kajira iyo in uu kaga hanbalyeeyo  guushii uu gaaraya dhawaantan madaxwenahaya dalka Turkiga

.

Dhanka kale madxwenaynaha soomaaliya waxaa wafdiga uu hogaaminayo kamid ah wasiirka wasarada arimaha dibada xildhibaano katirasan barlamaaka.

Safarakan uu kutagay madaxwenaha  jamhuuriyada fadaraalka soomaaliya dalklka tarkiga yaa waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay uu ku tago dalka turkiga halaka uu noqonayo safarkii shanaadee uu kubaxo intii ladoortay kadib.

1  22 33 44

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *