DHAGAYSO:- Sarakac qiimaha qudaarta oo laga dareemayo suuqyada magalada Muqdisho

Muqdisho | Abriil 25, 2017 – Sare u kac weyn oo dhinaca Qudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada waa weyn ee Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dhaq dhaqaaqa suuqyada.

Arrintan ayaa saameyn ku yeelatay dhaq dhaqaaqa wax kala iibsiga suuqyada, inkastoo ay sare u kaceen Qudaarta nuucyadeeda kala duwan ayaa hadana waxaa si weyn loo dareemayaa Qiimo kororka ku yimid Yaanyada.

Sare u kaca ku yimid Qiimaha Qudaarta ayaa Ganacsatada waxa ay ku micneeyeen Abaarta ka jirta dalka iyo Roobabka oo aan ka Di’in qaar ka tirsan Gobolada dalka.

HALKAN KA DHAGAYSO 

SAWIR QAADE NUURADIIN MAXAMADA AXAMADA

000000

nnnnnnnqqq

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *