DDHAGAYSO:-Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada Oo Goordho Muqdisho Kusoo Idlaaday Iyo Warmurtieed Laga soosaray

Muqdisho | April 17, 2017–Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul goboleedyada uga socday Muqdisho ayaa Goor dhow lasoo gabagabeeyay waxaana laga soo saaray War murtiyeed.

Shirkaan ayaa waxaa looga hadlaayay Qodobo dhowr ah waxaana ka qeyb galay Madaxda maamul goboleedyadda.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyadda Cabdinuur ayaa Warbaahinta u aqriyay qodobada kasoo baxay Shirka.

 

HALKAN KA DHAGYSO

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *