Faafahimo dheeradah oo laga helayo qarax ka dhacay Muqdisho

Muqdisho | QOL | Maarso 24, 2017 – Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa Qarax Gaari, kaasi oo ka dhacay inta u dhaxeysa Xaawo-taako iyo Daljirka Daahsoon, gaar ahaan afaafka hore ee Maqaaxida Banooda.

Saraakiisha Ciidanka Ammanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay sameeyeen baaritaano la xiriira Qaraxan, waxaana ay sheegeen in Qaraxan uusan geysan khasaare nafeed.

Sawiro laga soo qaaday goobta uu Qaraxa ka dhacay ayaa muujinayay bur bur kooban oo soo gaaray goobaha ganacsi ee ku yaalla halkaasi.

.

.

W/Q :BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *