Xildhibaan Muna Kay oo Columbus soo booqatay

Muqdisho | Maarso 22, 2017 – Xildhibaan Muna Khaliif Sh Abuu (Muna Kay) waa xildhibaanad da’ yar oo ka mida xildhibaanada baarlamaanka Federaalka Soomaaliya waxay socdaal ku soo gaartay magaalada Columbus Ohio si ay u caawiso Dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu ku habsadeen islamarkaan ooga warbixin u siiso jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Columbus.

 

.

.

.

_______________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *