DEGDEG :Barlamaanka Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyey Ra’ísul Wasaare Kheyre

Wariyaheena Farxiya Muraad oo nooga soo tabineysa cod kalsooni siinta Ra´sal wasaaraha ayaa soo sheegaya in Ra´sal wasaaraha uu helay oo lagu axnsiyey codad chan 231 .

Tirada xildhibanaadaas ah ayaa ah intuí soo xaadirtay oo dhamaantood gacan taag ku ansxiyey Raísal wasaaraha cusub .

Warbixinta warkaan oo dhameystiran oo sawiro iyo codad wata la soco goor dhaw,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *