Madaxweyne Farmaajo oo Caasho Abokar Qaasim u magacaabay latahiyaha dhanka arimaha bulshada

Muqdisho | Febaraayo 28, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka ee Soomaaliya mudane, Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa qof dumara ah u magacaabay xilka la taliyihiisa dhanka arimaha Bulshada, sida ay ku qornayd digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya.

Sida lagu sheegay Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliya  ayaa Caasho Abokar Qaasim, ayaa loo magacaabay la taliyaha dhanka arimaha Bulshada Madaxweynaha Somaliya sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda.

lataliyaha-arimaha-bulshada

 

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *