Xilliga Doorashada madaxweynaha oo la shaaciyey

Muqdisho | January 25, 2017– Guddiga cusub ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor-dhow Arbacadii maanta doortay guddoomiye iyo xigeen.

Guddoomiyaha guddiga ayaa loo magacaabay Dr. Cabdiraxmaan Duceyle Beyle, halka ku xigeenkana loo magacaabay Cabdullahi Sheekh ismaaciil Fartaag.

Waxa asidoo kale Caasimada Online soo soo gaarey jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee sanadkan kadib dhowr mar uu jadwalka horey dib uga dhacey:

January 31, 2017: Murashaxiinta Dood Wadaag

February 1, 2017: Fasax

February 2-5, 2017:  Hadaljeedinta murashaxiinta madaxweynaha

February 6-7 , 2017: Isdiyaarin

February 8, 2017: Waxaa ay Soomaaliya yeelan doontaa madaxweyne cusub, insha allah.

jadwalka-doorashada

.

.

_______________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *