Magacyada guddiga doorashada madaxweynaha oo la shaaciyay

Muqdisho | January 24, 2017– Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow shaaciyay Magacyada Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Xubnahan Guddiga ay si toos ah u gudagali doonto arrimaha Doorashooyinka heer Madaxweyne, sida uu sheegay guddoonka baarlamaanka.

Sidoo kale, guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in dhammaan arrimaha Doorashada lagula xisaabtami doono Guddiga, iyagoo la tashiyo la sameynaaya Hogaanka Sare ee Labada Aqal.

AKHRI LIISKA GUDDIGA DOORASHADA:

Guddiga-u-xilsaaran-doorashada-madaxweynaha

.

.

.

______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *