Faarax C/qaadir: ”Waxaan Ku Dhashay 7 Bilood, Hooyadey Waxay Tiri; Waxaan Rajeynaa inaad Dalka Iyo Dadka Anfacdo…”

Muqdisho | January 9, 2017 – Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadir oo u tartamaya xilka Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Khudbad aad u xiiso badneed ka hor jeediyay Barlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Faarax ayaa khudbadisa aheyd mid soo jiidasho leh ka sheegay arrin ku saabsan noloshiisa oo inta badan Soomaalida la socon waxuuna yiri ”Waxaan ku dhashay 7 bilood meesha aan ku dhashay oo aan laheeyn isbitaal daraadeed dadkii waxeey dhaheen 7 maalin ka badan noolaan maayo”.

Waxaan idiin balan qaadayaa adinkoo istaagsan inaanan idinla hadlin codkiina waan u baahanahay.

.

.

Xigasho: Horumar Online

_____________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *