Musharixiin Madaxweyne oo dacwad ka gudbiyey Xasan Sheekh

Muqdisho | December 28, 2016 – Lix musharrax oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa beesha caalamka waxay u gudbiyeen dacwad ka dhan ah Madasha Qaranka, kuna aadan 18 xubin ee lagu daray aqalka sare ee dalka.

Musharraxiintan ayaa sheegay in la hareer maray Dastuurka oo qaba 54 mudane oo kaliya inuu noqdo aqalka sare.

Tani waxay ku sheegeen mid dhaawac weyn ku ah qaranka Soomaaliya, lana doonayo in laga horyimaado.

 mdaxweyne_sharif_booqasho2

dacwada-musharaxiinta1

_________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *