VIDEO: Shaxda iyo qaabkii ay Milateriga u doonayeen in ay u afganbiyaan Dowladda Turkiga

Muqdisho, July 18, 2016:TV-ga Dalka Sucuudiga ee lagu magacaabo Al Carabiya, aya baahiyay shax muujineysa Qaabka ay Ciidamadii u doonayay in ay u afgambiyaan Dowladda Turkiga.

Ciidamada ayaa bartilmaameedyada ugu weyn waxaa ay ahaayeen Magaalooyinka Ankara iyo Istanbuul,sidoo kale Ciidanka afgambiga wadayayaa ayaa si gaar ah u bar tilmaameedsanayay Buundada Bosforo oo isku xirta Yurub iyo Aasiya,Qasriga Madaxweynaha,Dhismaha Baarlamaanka iyo Xarunta TV-ga Qaranka.

Ciidamadaan ayaa waqtiyo isku aaddan, waxayna u adeegsadeen Taangiyo iyo Diyaaradaha dagaalka,kuwaas oo meelaha qaar duqeeyay.

Hoos Ka dawo Video

————————————

Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *