Maamulka Axmed Madoobe oo go’aan adag ka qaatay Doorashada 2016

Muqdisho, May 22, 2016: Jubaland ayaa gacanta ka taagatay cawaaqib xumada ka imaan karta hadii wax laga bedelo heshiiskii  madasha wadatashiga qaran ee lagu gaaray magaalada Muqdisho kaas oo ku aadanaa soo xulista  labad gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Maaamulka Jubbaland ayaa xukumadda federaalaka Soomaaliya ku eedeeysay in ay mowdhuuca saldhigista maqaamka gobolka Banaadir iyo magaalada Muqdisho ay ku lifaaqday heshiiskii hore iyadoo kaashanaysa awooda baarlaamanka taaso keenaysa ballan ka bax ay dhibaato kale ka dhalan karto.

tu2

——————————

Qaranimo Online | Muqdisho

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *