INAA LILLAAH WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Toronto | QOL | 16 May 2016 | Bogga Qaranimo iyo dhamaan Beelwaynta Karanle ee ku nool magaalada Toronto ee dalka Canada waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan qoyskii, eheladii, asxaabtii uu ka geeriyooday Allaah unaxariistee……….

Marxuum Caaqil Axmed Jilacoow TEENIS

Waxaan illaah uga baryeynaa inuu Jannadii Fardowso ka waraabiyo, qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo….

AAMIIN………AAMIIN……..AAMIIN………AAMIIN………AAMIIN

 

Qaranimo Online

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *