TACSI: Marxuumad Maryanruun Cali Xasan

Inaa Lilaahi Wa inaa ileyhi Raajacuun

Marxuumad Maryanruun Cali Xasan oo ku geeriyootey magaalada London, maanta Jimca ah, taariikhduna tahey  26/02/2016.

Allaha u Naxariisto aamiin

Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London, North America & Yurub waxay tacsi tiiraanyo leh si wadajir ah ugu dirayaan walaalkood ama saaxiibkood Mudane Maxamed Buuwe Muxyadiin, caruurtiisa iyo qoyskii reer Cali Xasan oo dhan, geeridii ku timid  walaasheen xaaskii Maxamed Buuwe, Marxuumad Maryanruun Cali Xasan oo saaka aroortii ku geeriyootey magaalada London. ‘’Inaa Lilaahi Wa inaa ileyhi Raajacuun’’

 

Allaha u naxariisto  marxuumada, Aamiin, Janadii Fardoowsa Allaha geeyo, samir iyo iimaan Allaha ka siiyo qoyskii, caruurtii, eheladii, qaraabadii , asxaabtii iyo umadda Soomaaliyeed, aamiin, aamiin.

 

 

. 

W/D  :  Yusuf  Yusuf

London

_________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *