Kulankii Dhexmaray Axmed Madoobe- Micheal Keating iyo wixi ka soo baxay

Muqdisho, 05 February, 2016: Madaxa maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta kadib kulankii uu laqaatay wakiilka xogahayah guud ee Qaramada Midoobey uqaabilsan arrimaha Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyey sababtii uu u aqbalay qaadashada hanaanka doorasho ee 4.5 iyo doorka Jubbaland ay ku leedahay qaadashadaas.

Hoos ka daawo

https://youtu.be/2a2VGgqwAng

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *