Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xeebta Liido, kana hadalay Dhibaatadi ka dhacday

Muqdisho, 23 January, 2016: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay booqday maqaayada Xeebta Liido oo ay ku dhinteen dad shacab ah oo fara badan,oo halkaas ku nasanaayay

Madaxweynaha ayaa mar kale sheegay ineysan u dulqaadan doonin dhibaatadii ay Al-Shabaab ka gaysteen Xeebta Liido ee Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Waxa uu tacsi u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhintay Weerarkaasi isla markaaana waxa u tilmaamay in ay aad ugu xun yihiin wixii ku dhacay.

 Bal Hoos ka Daawo Muuqaalka:-

—————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *