VIDEO: Qaabkii loo abaabulay dilkii AUN Hindiyo Xaaji oo ay Nabad Sugida Soo Bandhigtay

Muqdisho, 06 January 2016: Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee loo yaqaan NISA ayaa waxa ay soo bandhigtay qaabkii loo abaabulay dilkii lagula kacay Hindiyo Xaaji oo ka mid aheyd wariyaashii Radio Muqdisho.

Laba ruux oo falkaas loo soo qabtay. ayaa waxa ay ka sheekeeynayeen qaabkii ay u dileyn Hindiyo Xaaji iyo sababta ka danbeysay in gabadhaasi iyaga ay u dhigaan shirqool lagu dili lahay gabadhaas.

Halkaan ka daawo sida loo soo abaabulay dilki Hindiyo Xaaji.

https://youtu.be/PINYfXclAwQ

Source: Sntvnews

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *