Liiska 35 Webseed oo ay xireyso DF Soomaaliya, hoose ka aqriso.

Moqdisho, November 12, 2015 —Amar deg deg ah ee kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Qaranka Somalia, ayaa lagu amray in Hawada laga saaro in deg deg ah looga saaro ilaa 35 Webseed kuwaas oo la sheegay in ay ku xad-gudbeen shuruucda iyo dhaqanka Saxaafada.

Xeer ilaaliyaha ayaa ku amray Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta in ay gabi ahaanba xirto Website-yada lagu soo qoray Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer ilaalinta.

Amarka lagu xiraayo lagu xiraayo Website-yadaas waxaa bixiyay ku simaha xeer ilaaliyaha Dr Maxamuud Cabdi Xaaji Aadan waxaana kamid ah kuwa hoos magacyadooda ku tixanyihii.

webs1 (1)

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *