Guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe oo la magacaabay

Muqdisho, October 31 2015- Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa lagu magacaabay guddiga farsamada ee maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe, kuwaas oo ka kooban 14 xubnood.

Hoose ka aqriso Wareegta

w1aadw2aad

———————————————–

Ali Omar Ghedi | Qaranimo Online | Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *